Waxaa sharaf iii aheed in aan manta ka qeybgalo qaado sharfta loo sameyay Dr Adam sh.cali salax
Waxaana ka soo qeybgalay dhalinyaro,aqoonyahano, culuma udiin , waziro, godomiyaha gobolka liiban iyo dhamman mamulka degmoyinka gobolka liiban, waxa halkas kadhacay duco,dardaran