Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul u cambaareeyay xarig loo geystay dad uu sheegay inay si nabad ah uga dhiidhiyeen ku tagrifalka dhulka danta guud.
#Carto#Djibouti#Somalia
Deni had sold the Sanaag region to the secessionist enclave "Somaliland" in exchange for votes for his 2026 presidential bid.
Adde Muse relinquished the Sool region to the secessionist admin in 2007 in exchange for votes for pres Abdullahi Yusuf & due to TPLF demands.
Dowladda Mareykanka ayaa billowday qorshe cusub oo ay ku dooneyso in ay ka dhisto Marinka Gaza xarumo dib u heshiisiin, taas oo dagaalyahannada ogolaanaysa in ay hubkooda dhiibaan fursad loo siiyo cafis iyo in ay si badbaado leh ugu laabtaan nolosha rayidka.
#US#Plan#Gaza
Tuulada Kursi ee degmada Wajeer, ayaa si weyn looga ammaanay qoys Soomaaliyeed oo muddo ku dhowaad laba sano daryeelay haramacad dhal ah, kadib markii ay si lama filaan ah uga heleen meel cidla ah, sida ay sheegtay Wakaaladda Adeegga Duurjoogta Kenya (KWS).
#Wajir#Somali
#NicolasSarkozy, madaxweynihii hore ee #France, ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee France oo xabsi gala, kadib markii lagu xukumay 5 sano oo xadhig ah, isagoo lagu eedeeyay inuu ololihiisa doorashada ku maalgeliyay lacag ka timid #MucamarAlQadaaf ee #Libya.
Shaqada ciidanku, waxay safka hore uga jirtaa howlaha ugu adag ee bini’aadanku u qabto si maalinle ah, tan ugu muhiimsana waa kala amar qaadashada, oo hadii ay meesha ka baxdo si fudud u sababi karta inuu ciidanku burburo.