Omar Artan, don't be discouraged. You have achieved a historic milestone that makes many Somalis proud. Today's challenges cannot erase your hard work, dedication, and accomplishments. Keep moving forward with confidence—greater opportunities lie ahead. 💙🇸🇴
Waxaan Kuu Rajeynaa In Tani Ay Dhiira Galin Kuu Noqoto Talabooyin Badana Aad Horey Usii Qaadi Doonto Mustaqbalka Dhow Iyo Kan Fogba📘📗🎓👏..
Congratulation Million times 🎓🎁
CIID WANAAGSAN
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa ee Sanadka 1444H
Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaasha🤲🙏
كل عام وأنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح ال