Waa maalin ku astaysan murugo. Waxaan tiiraanyada la qeybsaneynaa qoysaskii eheladooda ku waayay. Waa nasiib darro in 4 sano kadib cadowgu daadinayo dhiigga shacabkeena. Waxaan ku baaqayaa midnimo aragagixisada looga ciribtiro dalka & mas’uuliyiin hadafkaas ummadda ku hoggaamiya