"Sababaha keena Liibaanta Aduunyada "
1. Maalintaada U Noolaw (Live in the Present)
2. Rumayn Qaddarka (Contentment with Destiny)
3. U Khayr-Samayn Dadka (Kindness to Others)
4. Xuska Alle & Ducada (Remembrance of God)
5. Waji-Furnaan (Warmth & Good Character)
Ha u oggolaan Shaydaanku inuu kugu yiraahdo: “Markaad soo toosto ayaad tukan.”
Seexo adigoo niyaysan inaad Salaada Subax kacdo, saacadda ku buuxso, sababahana qaado, Alle-na talo saar.
'' Salaadda Subax Ha Seegin!
Waxaa laga yaabaa in Sariirtu kuu diirantay, hurdaduna kuu macaan tahay, laakiin yeedhmada Alle ayaa ka weyn raaxada iyo hurdda oo dhan.
Dhakhso u Kac oo tuko, waayo salaaddu way ka khayr badan tahay hurdad.
#SheekhDirir#Tafsiir#islamic_video
“Ma heli doontid cid kaaga naxariis badan Alle.
Baahidaada Alle u bandhig, kuna kalsoonow. Ogowna, wixii ku soo gaara ma ahayn kuwo ku dhaafaya, wixii ku dhaafana ma ahayn kuwo ku soo gaaraya.”
REMINDER:
Brothers and sisters, stay tuned for today's Friday Khutbah, which will be delivered by Eminent Sheikh Muhammad Sheekh Omar Dirir.
📍 Location: Masjid Nuurul Huda, Hargeisa
⏰ Time: 12:10 PM
📌 Topic: Social Issues / Community Matters
You are all warmly welcome.
أبنائي وبناتي، أبطال الثانوية وخريجي الجامعات الأفاضل، مبروك بما حققتموه من نجاح وتفوق في الدراسة . فلطلاب الثانوية أقول: هذه بداية طريقكم لنيل العلم النافع، ولخريجي الجامعات حان دوركم لبناء الوطن وتردوا الجميل بالعمل الصالح والإتقان. لا تنسوا فضل أمهاتكم وآبائكم ومعلميكم عليكم