The Chairperson of Political Council of the Sudan Military vows that they won't extradite Omar Al Bashir to any external party. He claimed that such is not part of the values of the people of Sudan.
Earlier today Amnesty called for Bashir to be handed over to ICC to face charges
Maalintii 4 aad ayaa waxaa Magaalada Hargeysa Si Qurux Badan noogu socdaa Tawabar aan ku baranayo "Fagaare ka Hadalka" Tawabar Cajiib ah!!!
@ShukriBidhan
Maalintii 4 aad ayaa waxaa Magaalada Hargeysa Si Qurux Badan noogu socdaa Tawabar aan ku baranayo "Fagaare ka Hadalka" Tawabar Cajiib ah!!!
@ShukriBidhan
TEDx Hargeysa oo ah Barnaamij Sanadkiiba hal Mar la qabto ayaa sanandkan Nasiib u yeelaney anagoo Koox Gabdho ah oo ka kala yimid Gobolada Dalka Qaarkood Sida K/Galbed, Banaadir, Galmudud, Puntland iyo Jubland in aan ka mid noqono martidii lagu Casuumey Dhageysiga Sheekooyinka.