Xarunta laga hago howlgallada ciidanka Iiraan ee Khatam al-Anbiya ayaa ku dhawaaqday weerarradii ay Iiraan ka fulisay dalka Imaaraadka Carabta in lagu dilay 100 askari oo ka tirsan ciidanka badda Mareykanka.
🚨Mareykanka ayaa shaaciyey in uu xilligan Iiraan u adeegsanayo diyaaradaha qumaymaha-culus ee B-1, kuwaa oo beegsaday keydadka gantaallada ee dhulka-hoose & talisyada ciidanka Iiraan, sida ay ku warrantay Axios.
He is an American soldier kneeling on the ground to surrender.
He was the pilot flying the American aircraft that crashed in Kuwait. After he parachuted down and reached the ground, he encountered a Kuwaiti man and immediately knelt down to surrender.
waa askari Mareykan ah oo jilbaha dhulka dhigay si uu isku dhiibo.
Waa duuliyihii waday diyaarada Mareykanka ee Kuweyt ku burburtay oo markii uu baarashuut kaga dagay ee dhulka uu soo gaadhay la kulmay nin reer Kuweyt ah kadibna si degdega jilbaha dhulka dhigay si uu isku dhiibo
BREAKING: Iran has bombed the largest oil refinery in Saudi Arabia, Ras Tanura, using drones. The facility is operated by Aramco.
The attack occurred just hours after reports said Saudi Arabia was preparing to respond to Iran’s attacks.
#IranWar#SaudiArab#Israel
Madaxweynihii hore ee Iiraan, Ahmadinejad ayaa la xaqiijiyay in lagu dilay weerarrada ay Mareykanka iyo Israa’iil ka wadaan gudaha Iiraan, sida ay werisey TRT oo xiganaysa warbaahinta Iiraan
Donald Trump: “I call on all Iranian forces to lay down their weapons; otherwise, you will face death. I call on all citizens to take control, show courage, and seize your country. We stand with you.”
The aircraft that crashed in Kuwaiti airspace an hour ago belongs to the United States. It is an F-15 one of the most advanced fighter jets operated by the U.S.
The pilot was injured and was evacuated from a location near where the aircraft went down.
#Iran#IranWar#Israel#USA
Ali Larijani, Xoghayaha Golaha Sare ee Amniga Qaranka ee Iran,
Lagama yaabo inaan Maraykanka mar kale miiska wada hadalka la fariisano, Trump isagaa gobolka u horseeday fowdadan, anaguna gacanta kuma horayn.
#Iran#IranWar#iiraan