"We will never accept to enable the landlocked Ethiopia to gain access to our sea in Lughaye," politician Mohamed Jama tells @musebiihi, adds the local people are ready to take the arms and defend their land and sea. #Somalia
Ku soo dhawaada dhulkiina hooyo. Waxa aanu sii wadeynaa dadaalka aan ugu jirno in aan dib-u-soo celino dhammaan maxaabiista Soomaaliyeed ee dibadda ku xiran.
#NabadIyoNolol
Waxa aan gaarnay Dooxa oo ay inooga billaabatay booqasho rasmi ah. Waxa aan la kulmeynaa mas'uuliyiinta dalka Qatar oo ka wada hadli doono xiriirka labada dal & meel marinta waxyaabihii ay horay uga wada hadleen madaxweynaheenna @M_Farmaajo iyo Amiirka Qatar.
#NabadIyoNolol
كلية تركصوم، من أكبر كليات تدريب الضباط و ضباط صف في القرن الإفريقي و جاري بناء كلية أخرى تسمى تركصوم٢. تستطيع كليهما أن تدرب ٣٠٠٠ ضابط و جندي في وقت واحد و يتلقى الجنود تدريب موافق لمنهاهج و معايير حلف ناتو العسكري.
#تعرف_على_الصومال
إبل الصومال السابحة: في بلدة علولا الواقعة على الساحل الشمال الشرقي في الصومال، هناك جزيرة أشجار منغروف مقابل الساحل فتسبح إبل البلدة كل يوم إلى الجزيرة و تسرح ثم تعود في آخر اليوم إلى البلدة.
#تعرف_على_الصومال
Qorshaha dib u eegista SMP ee IMF ayaa saaka ka furmay Nairobi. Waxan dib u eegaynaa halkaan taaganahay,innagoo isbuucan qorsheynayna jihada xigta ee dib u habeynta dhaqalaha. Wax badan ayaa qabsoomay, in kalena way inoo harsantahay. Waxan bogadinaa hawl-wadeena& bahwadagta @mofa
Baaq Nabadeed: Lama aqabli karo in dhiigga muwadiniinta Soomaaliyeed loo daadiyo si micna darro ah. Waxa aan ku baaqayaa in si dhaqso ah loo joojiyo colaadda gobolka Sool.
In kasta oo aan horumar weyn ka sameynay dhanka kobcinta dhaqaalaha dalka 20kii bilood ee la soo dhaafay, haddana hiigsiga xukuumaddu halkaa wuu ka fogyahay. Shirkeenna sanadlaha ah ee Golaha Wasiirrada waxyaabaha aan dirradda ku saarnay waxaa kamid ahaa la dagaallanka musuqa.