Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Xil. Maxamed Bare Maxamuud oo safar shaqo ku jooga magaalada Helsinki ee dalka Finland ayaa kulan la qaatay Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga dalka Finland Sandra Bergqvist.
“Somali Boxing returned to the world platform only early last year after decades of absence and in this war-weary nation, we are still financially unstable,” he adds “thanks to the National Olympic Committee of Somalia for its commitment to the game” SBF, GS Abdirahman Ali Mire.