Waxaa bilaawatey is eedeyn iyo adigaa saxiixay hishiisyadda lala galey UAE. Shacabka run haloo sheego, oo halaga joojiyo beenta. Haddii run la rabo halaga soo bilaawo "SOMA OIL AND GAS" oo halis aad u weyn ku ah Somaaliya.
#ShakigaShacabka#Somalia
Just in: officially speaker Jawaari step down has a Somalia parliament speaker. The question is
Is Somalia parliament crisis is over or is it going further and further?
#SomaliaParliamentCrisis#Somalia
Public opinion: If your strategies are wrong, it's better to correct and find out about your previous mistake.
(Farmaajo administration)
#SomaliaPoliticalCrisis#Somalia
Doodda jimcaha: In dalka loo sameeyo barlamaan & kala danbeyn waqti badan baa la geliyey laga soo bilaawo barlamaankii 7aad, iyadoo la soo marey waqtiyo aad xun, hadaba yaa ka danbeeya istarajiyada cusub oo ah in dalka dib loogu celiyo burbur siyaasadeed & mid amni?
#Somalia
Tallo jeedin:Si loo soo afjaro dhibaatooyinka siyaasadeed ee dalka ku sugan yahay "waxaa haboon iney iscasilaan". 1- Gudoomiye Jawaari 2- Raiisul wasaare Khayre & 3- Agaasimaha madaxtooyada Fahad. Waxay dan u jirtaa "Dalka & Dadka Somaaliyeed"
#TaladdaShacabka#Somaaliya
Somali politics has been divided into two parts for the first time in 17 years.
" Somali political crisis is going further and further". Public are very disappointed about current political situation.
#SomaliaPoliticalCrisis#Somalia
Time is running: Ma wanaagsana in waqti kale la qasaariyo maamulka m/wayne #Farmaajo waxaa u harsan 2 sano iyo 9 bilood. Shacabka Somaaliyeed waxay sugayaan. 1- Siyaasad nadiif ah 2- dowlad tayo leh & 3- wadda shaqeyn dowladda & hay,adaha dastuuriga ah. #TaladdaShacabka#Somalia
Lacagta ku baxdey mooshinkii fashilmey oo ay riixeysey dowladda uu hogaamiyo R.wasaare #Khayre waxaa lagu qiyaasay milyanis US $. Hadaba lacagtaas soo ma wanaagsaneyn in wax loogu qabto "qoysaska saboolka ah & amniga"
#TaladdaShacabka#Somalia
Waxaa laysku raacay in #Khayre loogu guuleytey "siyaasadii daciifka aheyd ee ayaamahan uu ku qasaayey barlamaanka federalka somaaliya". Shacabka Somaaliyeed waxay kala ogadeen qofka dalka & dadka daacadda u ah & mid dhibaatadda u horseedaya.
#AwoodaDalkaWaaShacabka#Somalia
Su,aalaha shacabka somaaliyeed is weydiinayaan waxaa ka mid. "Madaxda sare, xildhibaanadda & senatorada miyeysan ogeyn in 14 milyan oo somaaliya ay indhaha ku hayaan "Siyaasad xumadooda, horumar la,aanta, qeera mas,uulnimadda & daneysiga gaarka ah oo ay dalka ku hayaan"
#Somalia
Political disputes in the country can lead to political problems. "Pro - khayre & Pro- Jawaari is not a solution". Somalia needs big reform & change.
#PublicOpinion#Somalia
Doorasho dimoqoradiya cod & qof waa rajada shacabka.Doorashadii u danbeysey ee March 1969 najiidadeedana lagu dhawaaqey 7 April 1969 xisbigii SYL 73 kursi ku guuleystey, halka 50 kursina ay heleen xisbiyadii kale ee dalka ka jirey. Malaga yabaa in 2020 doorasho dhacdo
#Somalia
Dhibaatooyinka ay maanta geystaan "madaxda sare ee dowladda, xildhibaanadda & siyaasiyiinta rayadka ah qaarkood". Waxay dhibaato weyn u keeni doontaa(Jiilka danbe ama next generation).Marka waxaa loo baahan yahay in shacabka somaaliyeed ay indhahooda furaan
#WakeupCall#Somalia