Maalin u muruga badan dhamaan umada #Somalia#14october maalinti la xasuqay shacabka somaliyed
#14october maalinti ay midowday dareenka umadda #Somalia#14october maalin an la ilaawi donin
#14October maalin aanu weynay shacab badan
Allah u wada naxariisto dhamaan inta geriyote
Maalin u muruga badan dhamaan umada #Somalia#14october maalinti la xasuqay shacabka somaliyed
#14october maalinti ay midowday dareenka umadda #Somalia#14october maalin an la ilaawi donin
#14October maalin aanu weynay shacab badan
Allah u wada naxariisto dhamaan inta geriyote
😍 We missed this legend. May Allaah(SWT) have mercy on him and grant him Jannatul Fridaus! May He grant him the pleasure of looking upon His noble and beautiful face!
Xususta Dowladdii Kacanka:Waxyabaha lagu xususto waxa ka mid aha nabad gelyo bahsan, cafimad & waxbarasho lacag la'an ah o tayo leh,kala dambayn & dal & dadkisa oo wadajira.Waxaa xaqiiq ah in ridistii taliski Kacaanka kedib aysan dalka ka dhalan dowlad ka dambeysay.@FrauSchwarz3
Happy 21st of October Siyad Barre. Under your administration,Somalia received free modern education, allowing the Somali people to gain knowledge and participate in the country's construction, as well as bringing the proud Somali people out of ignorance. We missed you.
@EGaraad_
FARRIINTA MUNAASABADDA 1-DA LUULYO
Waxaan shacabka Soomaaliyeed la qayb sanayaa farxadda dabbaal-degga munaasabadda 62 guurada ka soo wareegtay maalintii Gobollada Konfured ee dalkennu ay xorriyadda ka qaateen Talyaaniga, isla markaana ay Woqooyi iyo Konfur midoben.@M_Farmaajo
F. Yasin “Somalia will never be a stable country until Ahmed Madobe is in power. Madobe is cancer. He is a foreign project — that is the reason he fought against Abdilahi Yusuf, Sh.sharif, H.sheikh and Farmajo. Today, he will fight against Hassan Shiek. He is cancer in Somalia.”