Abaaro 7pm habeenimo ayaa baabuur noociisa yahay Toyota Noah ku qarxay meel barxad ah kuna taal dhabarka dambe ee iskaashatada gadiidka X/Weyne. Sidaanu xaqiijinay wax qasaaro naafeed ama dhaawac ma jiraan. Waxaa isla goobta lagu qabtay 2 qof lagu tuhmaaya in falka ku lug leyihin
Ciidamada Amniga ayaa gacanta ku soo dhigay dhaqarqabe bam ku soo tuuray Waaxda Taleex ee degmada Hodan. Sidoo kale waxeey ku guleysteen in ay soo qabtaan dhagarqabe kale oo isla caawa bam ku tuuray suuqa bakaaro ee degmada Howlwadaag
#Mogadishu
Ragg burcad ah ayaa bacda afur weeraray Xarunta Hormuud Seybiano ee degmada Hodan. Waxeey dileen hal nin sidoo kalena dhaawaceen hal gabar shacab ah. Ciidanka boliiska waxeey ku guleysteen in ay qabtaan labo ka mid ah burcadka iyo hubkooda
#Mogadishu
Bac yar oo lagu soo shubay baaruud ayaa ku qaraxday agagaarka Saxafi qofna wax kuma noqon isku socotka baburta caadi ayee u socotaa. Anaga ayaa hada goobta taagan. Shacabka waxaa ka codsanena in wixii ay ka shakiyaan ku soo wargeliyaan ciidanka iyagoo wacaya 991
#Mogadishu