INNAA LILLAAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay tacsi u direysaa dhamaan umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay aduunka ka joogaan gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariite raisul wasaarihii hore Nur Hassan (Nur cade)
Taliyaha ciidanka cirka ee Soomaaliya Brig.General Mohamud Sh. Ali ayaa casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Pakistan Mujahid Anwar Khan.
Waxaana ay labada masul ka wada hadleyno sidii loosoo nooleyn lahaa xiriirka labada dal gaar ahaan ciidanka cirka ee Soomaaliya
The embassy of Somalia conveys its Heartfelt condolences to the families who lost their loved ones in today's train accident in Rahim Yar Khan District.
We pray to those who have lost their lives in this accident and quick recovery to those who were injured.