Wali lama xakamayn dab xooggan oo caawa ka kacay suuqa Waaheen ee magaalada Hargaysa.
Hantidii u badneyd ee magaaladu caawa way gubatay dhaawacna waa la sheegayaa.
I met Abdiwali Hareed Arab who is amputated in the 1977 (Ogaden) war. Ironically, he lost his leg near the Garabcase hill which is the presidential compound of the Somali region government today. Here is a man who fought for me and my cause and of course my only HERO !
@Farouk_H
Inaali Laahi wa inaali Laahi Rajicuu.
Waxaa ayaan daro ah in dad shacab ah,xabad nool nool lagu xasuuqo'mana aha wax loo dul qaadan karo.
Mw @Mustafe_M_Omer iyo xukumadiisa waxay ku tahay bar madow,Mana aha wax la is kaga hadhayo ilaa qiyeeme.
Allaah ha unaxariisto inta dhimatay
Gumaystaha Itoobiya wuxuu u dabaal dagayaaa dagaalkii 1977.
Colonialism celebrates the 1977 war, between the Western Somali people and the Ethiopians. it's a shame! but let them prepare for the worst, the men are still alive.
Again and the liberation of the region 🇸🇴.
Waa lagama maarmaan in aan is xorayno,
Halkan waa gobalka #Tigray oo dhamaan ciidanka gumaysiga Ethiopia ka saaray gobalkooda, inaga ayaa ka dhul iyo khayraad badan waana waajib in aan is xorayno.
"Maskax iyo midnomo ayaa larabaa"
We are glad to announce that @POTUS sanctions against @PMEthiopia admin & supporters have been codified into law under Ethiopia Sanctions Regulations, 31 CFR part 55. The U.S is working to identify & block/seize assets of known persons guilty of human rights violations in Tigray