Maanta gelinka dambe saacadu markay tahay 4:30, waxa Jaamacadda Hargeisa xog-jeedin (lecture) ka soo jeedin doona Maxamed Cabdi Cali iyo Jorge De Torres Rodrigues oo ah khabiir ka socda Institute of Heritage Science of the Spanish National Research Council.
The Somaliland National Museum thanks the Galician School for Cultural Heritage Conservation & Restoration and The University of Hargeisa for their invaluable support in our 1st Public Lecture on October 22, 2024. Special thanks to all faculty and individuals involved!
Maanta gelinka dambe saacadu markay tahay 4:30, waxa Jaamacadda Hargeisa xog-jeedin (lecture) ka soo jeedin doona Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Somaliland, Maxamed Cali, Professor Clara Alonso iyo Professor Alvaro Arizaga.
Barnaamij-ka Raad Raaca Taariikhda waxa marti inoogu ah Prof. Saleebaan Axmed Guuleed . Kala soco beri oo Jimce ah insha Allah , Taariikhduna ku beegantahay 17/05/2024 .Facebook and Youtube
Barnaamij-ka Raad Raaca Taariikhda waxa marti inoogu ah Dr. Cismaan Sheekh Axmed Nuur . Kala soco jimcaha soo socda oo taariikhdu ku beegantahay 8/03/2024.