Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Itoobiya Faragelin ay ku heysatay Soomaaliya
hadaba faragelintaas halkee ayay ku dambeysay Daawo? https://t.co/KMbjaxCVF3
Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay Gaalkacyo
Wararka naga soo gaaraya Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in dad careysan ay Maanta banaanbax ka dhigeen Koonfurta Magalada... https://t.co/36LhUcxT7X
Qiso Cajiib ah oo ka dhacday Koonfur Afrika
Wiil iyo gabar south africa u dhasty aya si dhab isku jeclaaa mudo dhan 3 sanno aye is jeclaaayeen wiilku waxa uu ahaaa ganacsade caan ka ahaa cypton
Halka gabarta ay... https://t.co/tmxJZXLdBq
Ciidamada Amisom oo rasaaseeyay dad dhigayay banaanbax looga soo horjeedo
Dad ka careysan dil shalay Ciidamo ka torsan kuwa Burundi ee howlgalka AMISOM u geysteen dad Shacab ah ayaa Maanta waxa uu ka dhacay... https://t.co/IJA347rmWq
DEG DEG:-Guddoomiyaha Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo is casilay
War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Guddoomihii Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed uu is casilay.... https://t.co/XhuA3asmpy
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo taageero u muujiyay Musharax ay wadato dowladda
Maanta Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ka dhacday munaasabad uu musharaxnimadiisa ku soo bandhigayay Candi Casiis... https://t.co/gVf7UpCwT1
Daawo Goobta Beri lagu qabanayo Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Magalada Muqdisho.
Wufuud ka socota Wadamada Islaamka Caalamka ayaa Caawa ku sugan Muqdisho kuwana berito ayay imaan doonaan.
Fadlan Share ee Asxaabtaada la wadaag