Soomalidaa badan, shacbigan Mawle iga beeray,
maruun bay badhaadhaha adduun saari baallha eh
Maruun bay baraarugi hadday kala boqooleene
By Nageeye🇸🇴🇸🇴🇸🇴
XOG-NISA oo lacag Afar dowladood laga keenay ku qeybineysa Muqdisho, Xildhibaanada oo musharaxa dhabta ah ku wareersan iyo Sir Culus. https://t.co/3ev7KGmtgG