Qaybta ENT (Cunaha, Dhagaha & Sanka)
Waxay bixisaa adeegyo dhammeystiran oo ay ka mid yihiin:
๐น Daryeelka caafimaad cunaha, dhagaha & sanka
๐น Baaritaanka cudurrada cunaha, dhagaha & sanka
๐น Qalliimada khuseeya ENT
๐น Daaweynta cudurrada ku dhaca cunaha, dhagaha & sanka