Safiiradda Soomaaliya ee Turkey iyo Sucuudiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan taageeradda amni ee ay siiyaan Soomaaliya. Labada safiir ayaa dhawaan booqday Laascaanood.
"Ciidanki Laascaano tagay hadi ay mushahaar ka qaatan federaal u aqoonsan mayno ciidan Federaal ee wa ciidan Puntland waa kuwii buuraha ka dagaalamayey"
Madaxwayne ku-xigeenka PL Ilyaas Osmaan Lugatoor.
Booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay hablo lagu eedeeyay faafinta falal iyo hadallo ka dhan ah Diinta Islaamka, kadib muuqaallo ay ku baahiyeen baraha bulshada. Taliska ayaa sheegay in si degdeg ah loo horgeyn doono cadaaladda.
Raysal wasare Barre: "Woqoyi-bari wa deyn laydinku leyahay dadka [Daarod] waxa nasilib-daro ah in Qorqor fadhiyo una maqan yahay Deni,kan kale [Madobe] aniga Mdxwyne uma aqan. in Qorqor jogo oo Deni maqan yahay wa tarikh & calamad waxa laga baxay rer-rer waxa oo gudbay Somalinimo
SoDMA Chair Mahmoud Moallim Abdulle and OCHA co-chaired a meeting on drought conditions and Somalia’s 2026 humanitarian response, stressing cooperation amid declining global aid.
Xildhibanada Barlamanka labadisa aqal ku matala belaha Hawiye aya u ambabaxay magalada Lascanod e xarunta mamulka Waqoyi-bari.
Malmaha soo socda, halkas waxa ku si wajahan madaxda Dowladda Federalka, waxana labada malmod ee la so dhafay magalada ku si qulqulayay wafud kala duwan
Madaxweyne Donald Trump aya shegay in Soomalida sharci-darrada ku joogta Maraykanka aan la ogolaan doonin, kuna amray inay dalka ka baxan ka hor 17-ka Marso. Sidoo kale, waxa weli Minnesota ka socda hawlgallo ay ICE ku qabanayso dadka aan sharciga haysan.
#Maraykanka#Soomaalida.
National unity and stability are strengthened through dialogue, legality, and responsible international cooperation principles the UAE has supported in Somalia.