🎗️ Hiroshima:80 Sano Kadib
120 dal ayaa ka qeyb galay xuska weerarkii nukliyeerka 1945. Duqa Hiroshima Kazumi Matsui wuxuu uga digay dunida khatarta hubka nukliyeerka. Waa waqti aan wax ka baranno taariikhda si aynaan u noqon dad mar kale khaldamay.#Hiroshima#NuclearDisarmament
🇸🇴 Soomaaliya waxay ka qayb qaadaneysaa usbuuca naas-nuujinta (1-7 Agoosto).Wasiirka Caafimaadka Dr. Ali Haji Adam ayaa ku baaqay taageero hooyooyinka & carruurta.
🤝 Soomaaliya & Djibouti waxay wadajir u kormeeraan badbaadada daawooyinka.#Caafimaad#Soomaaliya#NaasNuujinta2025
🤵🏽♂️Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa (29 June 2025)🪨dhagax dhigay New Mogadishu🛩 International Airport ee gobolka Middle Shabelle.🚨 Waa mashruuc weyn oo lagu horumarinayo kaabeyaasha dalka.🇸🇴
#Somalia#MogadishuAirport#XasanSheekh
📢 Crypto Update | Mareykanka 2025
Aqalka Cad wuxuu ku baqay in la dejiyo siyaasado canshured oo cadaalad & la saadaalin karo oo lagu hago hantida digitalka.
✅ CFTC & SEC waxay bilaaben barnaamij cusub "Project Crypto" si loo hirgeliyo ganacsi spot crypto sharciyeysan.#Bitcoin
📈 Microsoft oo Dhaaftay $4 Trillion!
Microsoft aya noqotay shirkaddii labad ee taariikhda ku dhaafsatay qiimaha suuqa ee $4 trillion, kadib Nvidia.
➡️ AI ayaa noqotay furaha koboca weyn ee shirkadaha tiknoolajiyada.
#Microsoft#Nvidia#4Trillion#AI#TechNews#BigTech#Somali
🌱 Waddamo 170+ ah ayaa ku kulmay Geneva si loo dhamaystiro Heshiiska Caaga.
🎯 Ujeeddo: Yareynta caagga, dib-u-warshadaynta, & caag hal mar la isticmaalo ah in la joojiyo.
Tani waa guul mustaqbalka ah. 🌍♻️#PlasticTreaty#SaveThePlanet#Geneva2025#EcoFuture
🚨 Crypto Cold War 🌐
🇵🇰🇧🇹🇦🇪🇺🇸 Wadamo badan waxay u adeegsanayaan blockchain & crypto sidii hub istiraatiiji ah si ay u xoojiyaan saameyntooda siyaasadeed. India waxay qaadatay siyaasad taxaddar leh, iyadoo ka baqeysa dib-u-dhac tartanka.#Crypto#Bitcoin#CyberSecurity