Falanqeyn kooban ciyaartii: Tottenham 2-2 Man City
Thomas Frank & kooxdiisa Spurs aad ayaa looga fiicnaa qaybta hore ee ciyaarta. Maxay aheyd isbedelka uu qaybta 2-aad sameeyay? 👇
Dhanka kle, Tottenham markay ka dhigeen 4 difaac Off the Ball kaliya isbedel kuma dhicin sidoo kale xitaa markay kubadda soo bilaabayaan aad ayay uga saaciday
Gray ayaa dhibaato badan ku abuuraayay City, sidoo kale Pressing-ka City aad ayuu u liitay si fududna waa loo jabinaayay
Falanqeyn kooban ciyaartii: Tottenham 2-2 Man City
Thomas Frank & kooxdiisa Spurs aad ayaa looga fiicnaa qaybta hore ee ciyaarta. Maxay aheyd isbedelka uu qaybta 2-aad sameeyay? 👇
Sidoo kale Liverpool qaybta dambe longa balls ayay isticmaalaayeen iyagoo ku guuleysanaayo second balls.
Goolka 2-aad wuxuu tusaale u ahaa sida Liverpool ay uga faa'iideysato kubadaha dhaadheer iyo "Second Balls-ka".
Waxyaabaha kale ee Liverpool ku fiicneyd waxaa ka mid ah isku-dhiib deg-deg ah (Quick one-two) iyo inay khadadka dhexdooda (Between lines) ka ciyaaraan, taas oo Marseille ku adkaatay inay joojiyaan.
Szoboszlai iyo Wirtz waxay istaagayeen Half-spaces, iyagoo abuuraya tiro badan (Overload) oo dhexda ah.
Tani waxay ka dhigeysay in Liverpool ay mararka qaar 5 ilaa 6 ciyaaryahan ku leedahay aagga weerarka, taas oo jahwareer ku ridday daafaca Marseille.
On the Ball (Weerar ahaan)
Marka ay kubadda haystaan, Arne Slot wuxuu isticmaalayay shaxda 3-3-4.
Midkood Mac Allister ama Ryan ayaa dib u soo laabanayay (Drop) si uu daafacyada u dhexgalo, halka Frimpong iyo Kerkez ay istaagayeen geesaha si ay balaca (Width) garoonka u furaan.
High Press & Goal Kicks
Liverpool, Man-to-Man ayay u raacanayeen marka Marseille ay kubadda soo bilaabayso.
Fullbacks-ka Liverpool (Frimpong & Kerkez) waxay diyaar u ahaayeen inay ku boodaan (Jump) daafacyada garbaha ee Marseille si loo carqaladeeyo dhismaha ciyaarta.
Carrick iyo kooxdiisa waxay noqdeen kooxdii ugu horeysay ee xilli ciyaareedkan Arsenal ku garaacda garoonkeeda. Kadib guushii Man City, tijaabadan waxay u muuqatay mid ka sii adag.
Haddaba, maxaa ka dhacay ciyaarta? 👇
Labadii kulan ee Carrick, United waxay muujisay dabacsanaan xeeladeed. Ha noqoto Pressing, kubad haysasho ama weerar toos ah, United waxay xal u heshay dhamaan xujyinkii Arsenal.
Baaska Martinez wuxuu ahaa mid qatar ah oo dhexda la mariyay (Line breaking pass).
Waa waxa ay Arsenal ku dhiiran weysay inay sameeyaan (Risk pass), halka United ay ku dhiiratay, faa'iidona ka heshay.
Goolka Dorgu wuxuu yimid kadib ku dhawaad 2 daqiiqo oo United ay kubadda si dulqaad leh u wareejinaysay. Martinez iyo Maguire ayaa soo jiitay cadaadiska, taas oo Dorgu u furtay wadada uu ku ordo.