Teknoolojiyadu ma aha mustaqbalka oo keliya ee waa nolosha maanta.
AI iyo digital tools-ka waxay si joogto ah u beddelayaan sida aan u shaqeyno, wax u baranno, una ganacsanno.
Su'aashu ma aha “AI ma beddeli doontaa mustaqbalka?”
Ee waa: “Adiga diyaar ma u tahay isbadalkaas?”
Claude AI wuxuu ka mid yahay tools-ka casriga ah ee waqtigan aadka loo hadal haayo, waxaana lagu isticmaalaa writing, research, coding, business planning, Design iyo creative work.
Wali ma tijaabisay Claude AI? Maxay tahay feature-ka aad sida gaarka ah uga heshay?
#UdubInstitute
Teknolojiyaddu maanta ma aha ikhtiyaar ee waa xirfad nololeed.
Barashada xirfadaha digitalka ah maanta waxay kuu abuureysaa fursadaha berri.
Laga bilaabo web design ilaa AI tools, xirfad kasta oo aad barato waxay kuu dhoweyneysaa horumar, xorriyad, iyo saameyn.
#udubinstitute
Barnaamijkeennii "Youth as Change Makers - Applying Systems Thinking skills to Build a Better Future for Somali youth" ayaa caawa si guul leh inoogu qabsoomay. Dood wax ku ool ah iyo aragtiyo furan ayaa la isdhaafsaday taas oo wax weyn ka badali karta mustaqbal ka dhalinyada.
Madashii aan ku balansaneen kaliya waxaa ka harsan saacado kooban, ee diyaar ma utahay ka qaybgalka programka.
👉 Fadlan hubi inaad is diiwaangelisay si aad u xaqiijiso ka qaybgalkaaga.
https://t.co/ZvzWS2MGZv
A new year means a fresh start. If you didn’t get the chance to learn a new skill last year, this is your moment. Udub Institute is here with digital skills to help you grow and shape a better future. Let’s start this journey together.
Madashii aan ku balansaneen kaliya waxaa ka harsan saacado kooban, ee diyaar ma utahay ka qaybgalka programka. 👉 Fadlan hubi inaad is diiwaangelisay si aad u xaqiijiso ka qaybgalkaaga. https://t.co/j2wgck96mw
Udub Institute waxay martigelinaysaa kulan fogaan-arag ah oo ku saabsan doorka xirfadaha digitalka ee FinTech iyo sida ay u dhisi karaan jiilka cusub ee hal-abuurka Soomaaliyeed.
📷 Fursaddaani yeysan ku seegin ee guji lifaaqa hoose:
https://t.co/80sYJXTIuf