Allah yaa raxma raaximiin, Ex, Raysalwasaarihii hore oo Somalia πΈπ΄ πͺπͺ Samir iyo iimaan Allah ka siiyo dhamaan umma Soomaaliyeed iyo gaar ahaan ehelkiisa. Innallilaah wa inna Illeyhi raajucuun. Ma dhinte waa Alle.
Somalida SUNNI ah ee diaspora hadan nahay, dadka aan la noolnahay ee diimaha iyo dhaqadama kala duwan wan ixtiraamnaa marka aan dalkooda ku noolnahay. Balse waxaad moda kooxo rabo inay sanka kaa geliyaan dhaqadamadooda u gaar ah iyaga. Please do not push over. #Respectourculture.