Puntland oo ka hadashay dagaalka culus ee ka dhacay Gaalkacyo
Puntland ayaa ku hanjabtay in tallaabooyin adag laga qaadi doono cid kasta oo ku lug yeelata falal ka dhan ah amniga iyo xasilloonida. Sii akhri https://t.co/BhtL4NB6Ux
Taliyaha Militariga oo kormeeray Dugsiga General Gordon ee Muqdisho
“Kormeerka ayaa ujeeddadiisu ahayd qiimeynta tayada tababarka, dardargelinta ciidamada iyo dhiirigelinta askarta." Ayaa lagu yiri war ka soo baxay taliska. Sii akhri https://t.co/ccK0XfeNC6
Gaadiidka qaraxyada ee Al Shabaab oo noqday xujo aan laga gudbin
Gaadiidka laga soo buuxiyo qaraxyada ee Al Shabaab ayaa dhibaato ku ah Ciidanka Xoogga Dalka, waxayna hakiyaan hawlgalka dib u xoreynta, iyagoo sababaya khasaare iyo cabsi gelin. Sii akhri https://t.co/TJvcajvuTu
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad u jeediyay Xildhibaanada Labada Aqal
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladdu ay sii waddo dadaalada lagu xaqiijinayo amniga, isagoo xusay in guulo la taaban karo laga gaaray dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Sii akhri https://t.co/sSeqxqylWC
Xuutiyiinta Yemen oo beeniyay in lacag laga qaadayo maraakiibta mara Badda Cas
Xuutiyiinta ayaa diiday inay wadaan qorshe ay lacago uga qaadayaan maraakiibta maraya Badda Cas iyo Marinka Bab El-Mandeb. Sii akhri https://t.co/JK1438TGaA
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM oo booqasho ku yimid Muqdisho
General Dagvin Anderson ayaa dib u xaqiijiyay taageerada Mareykanka ee Ciidanka Xoogga Dalka ee dhinacyada hawlgalada iyo la dagaalanka argagixisada. Sii akhri https://t.co/tArObdegoI