WORDA envisages Women and children are free from all social setbacks with respect rights by advocating equal access of rights, capacity development of women
Women Rehabilitation and Development Association (WORDA) successfully conducted a Female Youth Peer Forum on critical issues that perpetuate Female Genital Mutilation/Cutting (FGM/C) practices in Somaliland.
The Women Rehabilitation and Development Organization (WORDA)successfully conducted a series of four, one-day safeguarding and child protection training sessions for teachers and school committee members in targeted villages. Held from June 10th to 13th, 2024.
Hablaha uu Ku dhaco kufsi waa in si dhakhso ah loo geeyaa goob caafimaad si aanu u baabin raadka kufsigu iyo xarumaha ciidanka amaanka ee ku shaqoda leh, walidiinta uu la soo darso arinkan oo kale waa in aanu ka xishoon dhibta dhacday si cadaalad ay u hesho gabadha dhibku gadhay.
Kiiska Marxuumad Hind oo laysugu daray Kufsi iyo Dil oo ka dhamaaday Maxkamada Darajada 1aad, waxaan usoo Jeedinaynaa Cid kasta oo ay Khusaysaa In ay ka hesho Maxkamada Darajada 2aad Cadaalad
Fadlan hore usoo qaado kaadhkaaga ama
Shahaadadaada codbixinta, iyo af-xidh si
nidaamsana usoo gal safka goobta codbixinta,
kuna biir safka saxda ah – safka raga ama safka
dumarka
Kala fogaada, af-xidhka ha furina, COVID-19
wali wuu jiraa.
Muwaadin hubi inaad hore u sii qaadato kaadhka ama shahaadada codbixinta, taggna goobta codbixinta ee aad ka diwaan gashan tahay. Xaq waxaad u leeyahay hal musharaxa Gole Deegaan iyo hal cod musharax Gole Wakiil, isku mar.
NED/IRI
WORDA Org.
She was born in the perfect way, and Allah created her the best form, She don't need any body modification,or artificial change,She has rights to be health both physically and mentally. FGM isn't part of our beloved Islamic religion, its social norms we can stop it.
#Act2EndFGM