@sheegow99@HassanSMohamud CBB waxaan ku leeyahay ma degana warkiiniyo hee hee hee bal be dhintay isugu beyra ama shabaab noqda ama kuwa la dagaalamaya noqda , cabaadeen joojiya yaaba is gaaray Lol 😂
@sheegow99 Hantidan saan loogu tumanaya soohantidii shacabka ma ahan jawaab todobaatan kun oo dollar in sadex boorso xarago ah lagu gato yaa awooda Farmaajo jawaab baa looga fadhiyaa hantidaa meesha uu ka keenay