Warar baraha bulshada lagu faafiyay ayaa sheegaya in Maraykanku ciidamadiisa kala baxayo saldhigyada milatari ee Sacuudiga, iyadoo muuqaal muujinayaan askar qalabkooda wata.
Bishii April ee sannadkan, Mareykanka ayaa si cad ugu dhawaaqay in uu dhimayo qalabka culus iyo ciidamada
Sacuudiga Carabia ayaa lakulantay saacadihii u danbeeyey duqeymo toos ah oo ka imaanayay Xuutiyiinta dalka Yemen, iyadoo la beegsaday magaalada caasumada ah ee Riyadh iyo Al Kharj, taas oo muujinaysa koror Xuutiga weeraradooda.
Allaha unaxariistee waxaa Dalka Jarmalka lagu dilay Suxufigii Rugcadaaga ahaa ee Maxamed Aweys Muudeey ( Boqorka Bartamaha )
Nin Soomaali ah ayaa la sheegay in uu Boqorka Bartamaha ku dilay Mindi, waxaana socda Baaritaan ku saabsan dilka Marxuumka.