Gudida caafimaadka G/saaxil aya ku maamuustey shahaado sharaf Ka dib markii ay Horumar dhinaca W/H/C ee gobolka laga dareemay mudadii koobneyd ee uu joogey Isuduwaha W/H/C ee Gobolka Saahil DR BASHIIR DIIRIYE JAAMAC .
Isuduwe Bashiir waxa uu gaadhiiyey meelo la taaban karo.
Waxa magaalo madaxda gobolka saaxil ee Berbera ka furmay shirwaynaha qiimaynta wixii u qabsoomay 2019-kii iyo qorshayaasha 2020-ga ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
Isagoo si habsamiya uga socda magaalada Berbera…
Insha alla waynu ka wada socon doonaa wixii ka soo baxa.
Isu-duwaha gobolka Togdheer ee wasaaradda horumarinta caafimaadka Dr. Aden Cilmi Diiriye ayaa kormeeray ku kala bixiyay xarumaha caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka Ee gobolka hoos yimaadda....
Isagoo u kuur galaya dayactir lagu sameeyaydhawaan qaar ka
https://t.co/1GcCP8bXSA
Wasiirka wasaarada h.caafimaadka aya kelmadisii hadal kooban ka jeediyay dood cilmiyeed ku saabsan khatarta caafimad daro ee uu aadamaha u leeyahay SIGNAL-ka shirkadaha isgaadhsinta. Taas oo ay so qaban qaabisay wadaarada isgaadhsinta..
Allaa mahad leh..
https://t.co/zmy9sibZeE
Baaq.
Maamulaha Qaybta Dhimirka Ee Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Dr. Mustafe Xusseen, Ayaa Bulshada Ka Codsaday Inay Soo Caawiyaan Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Maadaama Lagu Jiro Bilihii Dhaxanta...
Ilaahaw u Gargaar Inta Jiran Iyo Inta Xanuunada La Jiifa.
https://t.co/SgGJQ8f9vx
Carwadii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadku Soo Qaban Qaabisay Oo La Soo Gabagabeeyay, Taas Oo Ka Socotay Maalmihii u Denbeysay Huteelka Maansoor...
Allaa mahad leh..
https://t.co/DYaSGcRbdQ
Shirarka carwada caafimaadka ee WHC & berito subaxda + Mawduuca hooyada iyo dhalaanka.
Martida makarafoonka waxa ka mid ah:
1. Dr Edna,
2. Dr Asiya,
3. Dr Mahdi,
4. Dr M. Xaamud iyo
5. Mihnadlayaal caafimaad.
Ka soo qayb wanaagsan
Shirarka carwada caafimaadka ee WHC & fiidka caawa Maansoor iyo Xanuunada dhimirka..
Martida makarafoonka waxa ka mid ahaa:
1. Dr Yacqub,
2. Dr Bulxan,
3. Dr Barako iyo
4. Dhakhtaro badan.
Ka soo qayb gal wanaagsan.
Ka soo qayb gal Carwada Caafimaad.
Carwadii 2aad ee Caafimaad ee wadanka laga hirgelyo.
La kulan dhakhtaro, jaamacado, ururo & shirkadaha caafimad ee wadanka
Carwada furitaanka ka dib bila ticket aya lagu galaya, adegyo badan o kala duwan ayy ka heli donan ka so qayb galayashu
Maanta & kulankii Madaxweyne Muuse Biixi & Komishanka Mihnadlayaasha Caafimaadka ee cusub.
Madaxweyne Biixi, wuxu noo muujiyay inay ka go'an tahay kor u qaadka adeega caafimaadka wadanka & sugida tayada adeega & adeegaha Caafimaad, taasoo komishanku masuliyadi ka saaran tahay.
Agaasimaha guud ee W/H/C oo ka turjumaya siday ugu feejiganyihiin daryeelka caafimaad ee ay la barbar taaganyihiin bulshadooda iyo siday ugu diyaarsanyihiin ka wasaarad caafimaad ahaan sidii ay bulshadoodu u heli lahayd adeeg caafimaad oo hufan..
https://t.co/I1Nu1cg9Fp