We are living in a world more people hanging on by their fingernails to survive inflation caused by their president,
DJT is a respectless playful and divisive.
United States of America deserves talented leader not a businessman.
Hayaan iyo waxa la galay halgan,
Hadiimo iyo hurba lo mar inu cawale Hawada heehabaye
Har iyo habenba hurdo laga bax iyo hoygii raaxed e
Hanada halbowluhu u go ay inay libin so hoshaane
Nin walbow halyey iyo waxa tahay hero an la holin e.
Afarayda Abwanka.
Waxa darawal qaranka u noqday Niman ahayn dhulyaqan,rakaabkina waxa fajaciso ku noqotay hagahoodii marba marka ka danbaysa mesha iyo jihada uu qaadsiinayo.
Isku dhex yaac ba jire “Talow odayga ma cuno raadis baa Mise wa mabda’a la’aan”.
Rakabka gariga waydinayna?
Waxa dhici dontaa malin ay sida basasha u kala furfurmayan qabailada iyo mamul goboledyada somalida,Oo ay fogaan doonto midnimo,dheran donto isku so noqod iyo Somali mid ah.
Rabi talo kufilan…