waxan raba inan ka dhibto aragtidayda ku addan hadalki u shaley warbahinta ka jediyey Guddomiyaha Xisbiga KAAH, Maxamud Xashi waxaan aaminsanahay in hadalkii uu jeediyey uusan ka tarjumin mowqif qaran oo lagu difaacayo danaha iyo himilada Jamhuuriyadda Somaliland
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Israel Mr. Gideon Sa’ar oo si hab-maamuus leh u soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii labaad booqasho rasmi ah ku jooga dalkaasi