@ImanJaamac Sawabta ay iran 🇮🇷 ugu wado gantalada meel aan qasaro badan dhalin karin oo ay yartahay target yadeda ayaa ah in ay doonayso difaaca israel 🇮🇱 ine mashquliso kadhamayso gantalada mel cidlo ah so istagto waana wax ay qadankarto mudo badan werarada iyo werar celiska
@nasro_abtidoon @farhiyalamafilan ban ku ogen Siday marwo unoqotay howlahedi baa kabadnan waysay o janiski hore beywaday adi ma buuska kusi simayo inte kaso labaneyso 😅🤣😂
@EIshmael_ Khaladka kowadaba waxa uu yahay in aad aminto hospitals iyo Airpot iyo Deked ba in shaqadeda wa istagtay ladhaho waayo waa melo shaqo jogto ah kasocoto shaqaalahane lo adegssado shift yo oo ay teamba mar so galan si ay iskugu badal lkn dalka 5:30 baa qoran 8:00 diyarad dulayso