Dhaalibaan ayaa u dabaal dagayso soo saarida shidaal markii ugu horaysay ayagoo gacan ka helaayo shirkado shiinays ah waqooyiga afghaanistaan
waxay ku tala jiraan in ay 3 sano gu dahood dibada u dhoofiyaan shidaalka afghaanistaan .
I am thrilled to spend productive time with senior Somaliland agriculture professionals who came to Taiwan to acquire knowledge transfer, especially in the areas of agriculture technology and smart solutions.
The agriculture sector in Somaliland is expanding, and Taiwan is assisting with knowledge, fertilisers, machinery, and readily adaptable vegetable and fruit seeds.
Numerous credible evidence suggests that Somaliland has more than 15 per cent arable land, which nearly the extent of 27,000 km square. I appreciate Taiwan’s assistance in this field.
#LasAnodUpdate Today, Thursday, July 27. 2023 at mid day was buried the body of late Axmed Mire Saleebaan, Ogadeen, Ba isaaq an officer of Ethiopian #LiyuPolice who was fighting for Local #Dhulbahante Militias and killed yesterday by his militias in Las'Anod.
May Allah give his deeds
BREAKING: Ugandan students from at least 13 universities take to the streets, protest against @JoeBiden in front of their parliament, and sing, "We don't want your pro-gay money. We want and love our country more than money." WATCH
"Somaliland la fariista,Anagaa ballan-qaadayna in ay Gooja-cade ka baxayaan"Ayuu Xasan hordhigay Garaadada.
Ujeedka hadalkaas,waa in Caalamka iyo Somalida la tuso in Sool SL ka mid tahay.
Sidoo kale,waxaa loo sharciyaynayaa hadalkii Muuse Biixi ee ahaa.."Halaysku kaaya daayo Anaga reer SL,ayaa wada hadlayna".
Hadalkii kale ee Muuse,ayaa isagana wado fur loogu samaynayaa,kaasoo ahaa..."Dowlada SL waxay diyaar utahay in wixii tabasho ah ay ka dhagaysato reer Sool oo ay yihiin Dadkeedii oo ay udhibrinayso".
Garaadadu haday aqbalaan,iyadoon Gooja-cade aysan ka bixin SNM wada hadal,waxay fashiliyeen halgankii meesha sare marayay.
Xasan,waxuu Wado fure uyahay Muuse Biixi ee yaan lagu kadsoomin.
Jibril Qoobey.