Arinta halisteeda leh ee khawaarijtu ku beegsaneeso ganacsatada xeratay Camerada CC-tv side looga hortagi kara, kadib labadi dhacdo ee Dayniile iyo Hiliwaa, suuqa xoolaha?
In degdeg loola falgalo muhimd nooce ah aye leedahy?
Waxaan halkaan ku soo koobnay dhowr qodob oo aan u aragno in xalka ay qeyb ka qaadan karaan:
1-In joogto looga war haayo ganacsadaha Camerada xertay tusaale:
In joogto loo weydiiyo hadii khawaarijtu soo waceen oo lagu amray in ay fujiyaan Camera-da.
Fariimaha handadaada ah oo khawaarijta ka imaanaya oo la raadraaco ayada oo la adeegsanaayo shirkadaha isgaarsiinta aya fududeyn karta in la soo qabto xubnaha khawaarijta falalkaan ka dambeeya.
(Muhimada qodobkan waa in hey’adaha amniga ay ogaadaan oo islamarikiiba la falgeli karaan ganacsade walba oo la soo wacay laguna amray in uu fujiyo Camerada.)
2- Ganacsatada Camerada xertay oo talooyin joogta ah la siiyo, sida in ay isha ku hayaan macaamisha dukaankooda ku cusub, sababto ah khawaarijta marwalba sahmin aye ku sameeyan goobta Inta aysan soo weerarin, iyo haddi qofka la beegsanaayo uu is difaaci karo.
3- Dharcadka xaafadaha oo si joogto ah wadasheyn u dhexmarto ganacsatada xaafada, loona sameeyo hal Whats-up group oo ganacsatada xaafadaas iyo taliyaha dharcdka xaafadaa ay ku jiraan, si hadi uu ganacsade ka shakiyo qof goobtisa ganacsiga yimid muuqaalkisa loola wadaago ganacsatada kale ee xaafada. Waxaa macqul noqon karta in isla qofkaas uu soo sahmiyay dhowr ganacsade.
4- Qodobkan waa kan ugu muhimsan.
Cameradaha dowladu leedahy oo ay si toos ah u maamusho waa in la kordhiyo:
Mar walba isbarbardhiga caasimadaha amni darada la tacaala sideena oo kale waa muhim.
Bagdad sanadki tagay oo kaliya aya la soo bandhigay qorshe lagu xeray 13 000 Camero oo cusub, oo dowlada si toosa u hoos taga. (ma laga hadlaayo camero qof si shakhsi ah goobtisa ganacsi ama gurigiisa uu ku xertay.)
https://t.co/bi6wlTi1Byسياسة/تقارير/كاميرات-ذكية-لمراقبة-شوارع-العراق
Camerooyinka dowlada leedahy oo la kordhiyo aya culeyska ka qaadi doonta ganacsatada cameradaha xertay.
Allow
#Nabad_Waarta
#Xasilooni_buuxda
Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Md. Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka D/Hoose ee Xamar ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraatka Md. Axmed Jumca Alromaith. Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo & midka iskaashi ee ka dhaxeeya labada shacab.
🚨
Please take a moment to read and share this important message about the mistreatment of two vulnerable Somali sisters under the care of @FedasilBelgium, #Belgium's agency for asylum reception. They are facing severe neglect and abuse.
Today, 18 young Somalis voluntarily returned to Somalia from Algeria. They were warmly welcomed at Mogadishu Airport by my Senior Expert on Migration Mubashir Khalif, Amb. Abdulwahab Moallim Mohamed, and the Director General of the Ministry of Youth and Sport. This successful operation is the result of the ongoing collaboration between our office at @TheVillaSomalia, @MOFASomalia, and @IOM_Somalia.
I would like to extend my sincere thanks to Minister @AhmedMoFiqi for his exemplary leadership and for embracing a Whole-of-Government approach to migration. Your embassies’ commendable efforts in the field of migration are greatly appreciated. A big thank you as well to the Chief of Mission @CelestinFranz and @IOM_Somalia’ Migration Protection Team for your steadfast partnership and unwavering dedication to the well-being of Somali migrants.
@TheVillaSomalia@HassanSMohamud@AhmedMoFiqi@AbdirizakOm@AbdikerM@AmyEPope@UNmigration
"I was hoping to challenge the world record here today, but I never thought I could run 7:17!"
Jakob Ingebrigtsen on his breathtaking world record in the 3000m at #SilesiaDL🇵🇱
#DiamondLeague
📷 @GorczynskaMarta
I’m still not over this beautiful moment of sisterhood and sportsmanship! You can just feel the love shining through these ladies. Congrats Rebeca, Jordan and Simone! ✨
Ma la jooga xiligii la sameyn lahaa liido green zone??
Qaraxyada liido waa soo noqnoqden,
Halabuurka khawaarijtuna waa naftii halige lagu soo xeray qarax iyo gaari qarax laga soo buuxiyay.
Waxaa jira laba qodob oo aad muhim u ah kana qeyb qaadan karo in amniga Liido la xaqiijiyo:
1-In maqaayadaha xeebta ku yaal kaliya laga galo dhanka laamiga oo aan laga soo gelin dhanka xeebta.
Sida uu hada xaalka yahy waardiyayaasha maqaayadaha ee dhanka bada waa lagu soo dhawaan oo loo imaan kara madama ay shaqadooda tahy in ay dadka maqaayada ka geli raba dhanka bada baraan.
Qodobkan aya wardiyayaasha maqaayadaha ee dhanka xeebta ka dhigaaya in ay durbadiba ka shakiyan qofki ku soo dhawaado madama aysan jirin sabab oo ugu so dhawaado oo uu yimaado qof, maqaayadana aan laga gali Karin dhanka xeebta.
2- Dad weynaha xeebta ku nasta ama ku lugeeya in hal goob ay xeebta ka soo galaan kaliya loo sameeyo, ayaga oo la soo baaray. tusaale ganjeelka u dhaxeeya labada maqaayad ee kala ah Pecatore iyo Pearl beach.
Waxaa kale oo amniga xeebta sii xoojin kara in tiro ciidamo ah kuraas loo dhigo xeebta oo lagu fidiyo xeebta ayaga oo kor kala socon doona jawiga xeebta, hadi uu fal amni daro uu dhaco na ay fidin karaan gurmad dagdag ah.
Allow
#Nabad_Waarta
#Xasilooni_buuxda
KOONTOOYINKA GURMAD QARAN
Ka qeyb qaado caawinta walaalaha ay dhibaatadu kasoo gaartay weerarkii argagaxiso ee ka dhacay Liido 02 August 2024.
#Gurmadqaran#Gurmadqaraxiiliido#SoDMA
Asxaabta aan bartaan kugula saaxiibka ahay,
waxaa la Igu abaalmarinayaa, shaqada, aan ka geystay dhinaca Caafimaadka dhimirka (Mental Health) ee bulshada Soomaaliyeed, fadlan ii codee walaal.
https://t.co/uldDwLkaxC
Mahadsanid.