Yasmin Foundation was established in 2010, founded by Ambassador Mohamed Ali Nur
@AmbAmerico, and is non profit organisation that promote free education.
Waxaan ku faraxsanahay in Hay’adda SOMGEM, oo magaaladda Muqdisho ku qabatay shirweyne diiradda lagu saaray doorka haweenka iyo wacyigelinta isbeddelka cimiladda, ay na guddoonsiisay Biladda Sharafka “Xaawo Cabdi Award”.
Biyaha aad maalinwalba cabto, Dad ayaa ku hamiya in mar un ay heli doonan. 🪣🚰
Taageer Hadafkeena, Sadaqo Baxso Maanta.
https://t.co/Daft4BAVm0
#YasminFoundation#HopeForSomalia
Waxaan Mahad Celin Ballaran u direynaa dhamaan kasoo qeyb galyaasha ka kala socday qeybaha kala duban ee bulshadeena. Ku Mahadsanidiin Taageeradiina Garab Istaagiina Deeqdiina iyo waqtigiina qaaliga ah ee aad noo soo hurteen! ❤️
#YasminFoundation#HopeForSomalia#15thAnniversary
Waxaa si qurux badan inoogu soo idlaatay munaasabadda 15 Sano Guurada Yasmin Foundation. Waxaan Aad ugu faraxsannahay in dadaaladda hay'adda ay bulshadeena mahdisay, waxaanna rajeyneynaa sanado badan hadda kedib in aan sidaan u wada dabaaldagno oo dadaaladeena aan wada jibaarno.