@OGAA_NSHO Horta aniga fikirka ah itobiya wa cadow wan qaba lkn waqtigan la joogo al shabaab wa cadowga ummada somaliyeed lkn itobiya wa cadow so jireen ah
@OGAA_NSHO Omaroow Runtii aniga wax an ku dhaahyo malahan ?
Lkn waxaad ogaato somalia🇸🇴 malinka malinka ka sii dambeeyo way so kabanaysaa
Taas idhaha laga ma daboolan karo