SDN Somalialnd Waxa uu kuu sheegayo shiikhu ma fahmaysaah Somaliland. Waxba Kamuu sheegin Somalia Hala dhigo muu odhan wuxuu kuu sheegay xariiq gaal in aaney munaadib aheyn waana xaqiiq anaa Amin san taas macnaheedu Maaha Somalia Ayaan racayaah yagaba xariiqdooda waala baa binayaah umatul Muslim ayaa Laga hadlayaah fahan hadalka
@Somali1and Dadkeena maxaa ka Qaldan Qofku ama Sjiikh ha ahaado ama yuu ahaanin oo sow xaq malaha marka hore intaadan wax waydiin in aad ku Tidhaahdo si edab leh maku waraysankaraah maku waydiin karaah hadii kale taas oo kale ayaa kugu dhacaysah
@Abdulka97752059 Suldaan maxaafidnimaadu waa cadalad hadaaadba kuwii shalay la Qabqabtay aad soo dhigtay lakiin ka dhimanayah iyo ka dilayaaba waa reer beydhabo waala yaab!!!!!!!
Dowladii Somalia ee weyned Ma waxay isu bedhsay Social media government waxaad moodaah in aanu garaneen shaqadiisa qofkastoo ka mid qolyahaas somalia nolashoodu xaqiiq kuma dhisna ma wasiirkii waxbarashadaah imtixaankaas sidee ayaa la isugu haleenkaraah reysalwasare isku sheega gacantiisa ku jira Social media government always Social media government..............................
@ridgulle@Abdulkadir52969@GoogleShws Xasan shiikh iyo shaqsiyaadka la shaqeeyaba Biraha leydhka ma Meel aaney laheyn kana talin ayey leeyihiin Girgirtan lagama Gali karo Rodwan Gulled loo Bedey Nimanku in ay ka Shub Yihiin