Hooyoy dushaadaa
Nabad lagu hubaayooo
Hooyoy dhabtaadaa
Hurdo lagu gam’aayoo
Hooyoy taftaadaa
Dugsi laga helaayoo
Waxa lagu hal-maalaa
Hooyo ababintaadee
Hayin lagu badhaadhaay
Hogol lagu qaboobaay
Gogol lama huraaneey
Dugsigii hufnaantaay
Hidda lagu arooraay.
#Hadraawi
" Dadka Soomaalida ee Twitter-ka wax ku qora, ma waxeey la hadlaan dad English ku hadla ?
Ma reer magaaleyn ayeey ka tahay ? Ma Ceebeyn Soomaali ayeey ka tahay? Mise Reee miyinimada ayaa halkaas ina gaysay !
Soomaliyey Bal ii jawaaba ?
Our Somalia of the 60s is now turned 60. We have sailed the stormy waters and now, we must stamp out our challenges and spread our vision to continue standing tall. As a people, must seize this chance to deliver the hopes of our nation's founding fathers and future generations.
Siyaadaadba wada doonaysaan siiya reer hebele
Sinjigiina in laguuriyaa loo sunsumayaaye
Sawir ka turjumaya sida somalidu u fakarayso iyo sida lala rabo
Gobolada waqooyi inay somalia ka goaan waxaa ka horaysa inay horta iyagu heshiiyaan oo meeel u wada jeedsadaan
Mamulka hargaysa waxaan dhihi lahaa war horta reer waqooyi ka dhaadhici in la goosto