قول النبي ﷺ:
«أَحَبُّ الأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ سُرُورٌ تُدْخِلُهُ عَلَى مُسْلِمٍ»
Markasta oo aan arko anba aan maqlo Xadiiska kor xusan, waxaan is waydiin jiray sababto #illahay Acmasha/wax la qabato ee u ugu jecel yahay uga dhigay inaad qof Farxad galiso?
1/2
Social Media waxaan ku ogaaday sababta 👆🏾.
Dadka inta ugu badan waxay ku fooganyihiin inay Dadka qalbiyada ka jabiyaan, culaysyada haystana ay ugu sii daran qaar kale
Bal u fiirso inta Qof ee iyago dhib haysta so bandhigaayo, lo daraayo cay, gaf iyo falcelin bila daren ah
2/2
قول النبي ﷺ:
«أَحَبُّ الأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ عَزَّ وَجَلَّ سُرُورٌ تُدْخِلُهُ عَلَى مُسْلِمٍ»
Markasta oo aan arko anba aan maqlo Xadiiska kor xusan, waxaan is waydiin jiray sababto #illahay Acmasha/wax la qabato ee u ugu jecel yahay uga dhigay inaad qof Farxad galiso?
1/2
اللهم إنا نسألك سترك الذي لا ينكشف، وعفوك الذي لا تعقبه عقوبة، ومغفرتك التي لا تترك ذنباً، ورحمتك التي تغنينا بها عن رحمة من سواك برحمتك يا أرحم الراحمين، اللهم ارزقنا لطف القدر، وصحة الجسد، وعافية الدهر، اللهم احفظنا بعينك التي لا تنام وارزقنا لذة النظر إلى وجهك الكريم .
Waxa Jira team reer Somaliland ah oo aad moodo xaar walwal, meel kasta oo Qof Somali ah oo Somalia kaso jeeda lagu dhibanaya waa nakan leh.
Ceeb Somaliland haso jeednin, Nacaybka Somalida ee adduunka odhan u qaadayna oo ay ku jiraan kuwa Somaliland hasi hurinina dan kuma jirte.
اللّهم باعد بيني وبين يوم يحدث فيه ما لا أستطيع تحمله، وباعد بيني وبين قدرٍ يصعب علي تقبُله وقرب بيني وبين فرحة قلبي يا الله، ربي أجعلني في عنايتك، فلا يضرني بشر، ولا يبكيني قدر
Waxa jira Dagaalo aanu galin Qofka Caqli lihi, sababto xata haddu guulaysto waa U Guul daro.
Dagaalka Elhan Cumar lagu hayo intu yahay mid Diin & Isir ku salaysan ayaa ka badan mid shakhsiyadeed. Waxa tusaale kugu filan musharaxa reer Masar sida durtba logu dhaganyahay.
Nolosha inta lagu jiro wa mar la shaqaynaayo & mar aan lahayn, mar la cafimaad qabo & mar la buko. Mar la faraxsanyahay & mar la murugaysanyay ..etc.
Xaladkasata oo aad so marta waxay ku diyaarinaysa inaad noqoto qof u diyaar ah sidu u noolaan laha inta uga hadhay Nolosha.
*اللهم في هذا الصباح، نسألك أن تملأ قلوبنا بالرضا واليقين، وتُفيض علينا من خزائن جودك ورحمتك ما يُغنينا ويُصلح شأننا كله. اللهم يسّر لنا سُبل الرزق الحلال، واجعل التوفيق والسداد رفيقين لكل مسعى نخطوه، واصرف عنا هموم النفس وتقلبات الأيام، واجعلنا من الشاكرين لنعمك.🌿*
اللهم ما قسمت في هذا اليوم من خير ، وبركة ، وسعادة ، ومغفرة ، وشفاء ، وعافية ، وسعة رزق ، وإستجابة دعاء ، فاجعل لنا منه أوفر الحظ والنصيب إنـك على كـل شـيء قديــر🌺
اللهم يا وهّاب هب لي صحةً كاملة، وعافيةً دائمة، وقوةً في البدن، وطمأنينةً في النفس، ونورًا في الوجه، وراحةً في القلب، وعمرًا مباركًا في طاعتك، وابعد عني المرض والتعب والضعف وكل سوء.
ماذا بينك وبين الله حتى يطلع لك هذا الدعاء:
"اللهم إني أسألك باسمك العظيم أن ترفع قدري وتشرح صدري،وأن تجعل الجنة داري ومستقري"
"اللهم إني أسألك باسمك العظيم أن تُسعد قلبي
سعادة لا تغادر تفاصيل أيامي أبدًا"
"اللهم إني أسألك باسمك العظيم أن تُغنيني من فضلك،وتُيسِّر لي كل عسير.