Alxamdulillaah 🤲
Safarkan trading-ka waxaan bilaabay 5-tii June anigoo wata $500.
Kadib ku dhowaad 6 bilood iyo 27 maalmood Celcelis muddo 7 bilood oo dulqaad, adkaysi, iyo is-xisaabin joogto ah ah:
➡️ $500 to $3,322.49
🟢 PnL: +564.5%
Ugu horreyn, Mahad oo dhan Allah ayay u sugnaatay isaga ayaa ii fududeeyay, i sabriyay, iguna hagay jidkan.
Sidoo kale, waxaan ku faanayaa naftayda dadaalka, samirka, iyo inaanan ka quusan marka ay Xaladaha adkaadaan.
Guushani ma aha nasiib, waa joogteyn, nidaam, iyo kalsooni.
Traders-ka soo kacaya: ha is-dedejinina, ha raacin buuqa, naftaada ku kalsoonow, hana joojin barashada.
Haddii aad adkaysato, natiijadu way imanaysaa InshaAllah hala sabro hana la isku kalsoonaado
#Jummah Mubarak the last Friday of October. Allah, make this Friday a blessed one, filled with goodness and mercy. Grant everyone the desires of their hearts that bring them peace, success, and happiness. May this day open doors of blessings, guide us to righteousness, and protect us from all harm. Ameen.