Sawirkan ayaan keydka sawirada ka helay. Waxaa igu soo dhacay qoraal ku qornaa baabuur xamuul ah oo 20 sano ka hor aan arkay, wuxuu ahaa “Darawalnimadu waa dooq iyo akhlaaq”
Hadda sawirkan macno ahaan wuxuu leeyahay “Hoggaamintu ma ahan awood & xoogweyni ee waa maskax & haybad”