@Abdijaliilsamow Diiwaangelinta ayaa ah, in qarintii meesha ka baxday, macnaha waa hawl la Isla ogyahay,hadalka Mama Khadiija wax dhib ah Kama muuqdo, Haddaan la siyaasadeeyn
@Fahad_yaasiin3 Waa suaal meesha ku jirta, adiga Maad Daans Aad madaxii NISA Aad ahayd xogtaas ma heshay, masuuliyiintii kaa dambeysana ma u gudbisay haddaad xog heysay, mise maamul kasta oo Somalia soo mara waa iska ciyaar bilow Sida Juuj wa- ma- juuj. Salaama allaha 🇸🇴😢
@MoBakayle Hore wxa si cad u tilmaamay alshabaab inay somaliland xidhiidh la lee dahay General tima cade oo ka mida aas aasayaashii ururkii maxkamadaha