@SomaliPM@HamzaAbdiBarre Waa dhab waa la gaarsiin karaa, lkn RW ma ogyahay in adeegyadda dowladda marku dadki u baahan ay doontaan lagu dhibo, marmarka qaarna loo diido xuquuqdooda gaarka ah bilaa sabab…? 🤔🤷🏻♂️
@AbdisalamAato Cabsi cabsi waye wlh, lkn archive gali hada kadib xitaa qoraalkiisa kuma dhibayo mana arki doontid hadi ay WhatsApp tahay iyo hadi kalaba! 🤔, wad ka nabad galeysaa i.a
@Aynte Wa dhab Xurmadle
Halis ka weyn ma jirto in ayadoo taageero la muujinayo in dhiig la baneysto ayadoo la isticmaalayo aayado quran o micnahooda iyo meesheedii la dhigeynin wa nasiib daro halista an ka kaban la’nahay e fikirkan xag jirka ah sii kobcin karta 🤷🏻♂️
Nothing changes that AS claimed the responsibility of that massacre as long as they made a justification to kill innocent people instead of surviving one target 🎯 they were looking. #MogadishuAttack#Somalia but when...🤔🤷🏻♂️
“Inta maanku gaajeysanyahay guuli waa wali” #AbHadrawi
Ma jiro cadow #Somalia banaanka kaga soo duulay, ma jiro cadow ka weyn dhaxdeena inan inaga is heysano, lugaha is heysano waxbana isku ogoleyn waxan ka xumahay waxan dan guud u arki la’nahay oo nin waliba naftiisa uga fakarayo...!🤷🏻♂️😐 #Youth
Ilaa intee in la eg ayey sii socon doonta siyaasada ku saleysan shaqsiyada ee aan laheyn mabaadi’ umaddeed, siyaasiguna uu cidiisa usoo laabto marku wax waayo ama culeys dareemo halka marka u baraaro heysto u iska riixayo/fogeynayo kaliya reerkuna yahay tool #Somalia#Mogadishu🤷🏻♂️
Keydka suugaaneedka an hayo mar an ku dhax jiray ban ka helay heestan "Midab gumeysi diida". Gobanima inan ku noolan jirnay, hogaan iyo hormuud u aheyn dhaman dowladaha afrika lkn waxan gacmahena ku geysana ayaa na dhigay halkan maantay jogno, wali rajaa jirta 🤷🏻♂️#Somalia#Africa