@AmbAmerico Amb maxamed Ali runtii waan kugu xeranahay waana ku tageeraa madaama aad soo dhax gasho dadkaaga adoo hantiiila ah adoo siyaasi ah hadane dadkaada inaa ku dhax nooshahay allaha ku sharfo adeer
@OGAA_NSHO Ma kuwa dumarka dilo maalin kasta tiktok iyo Facebook ku aragno aqlaal maaha waxaaas ee waxaa dhahdaa amniga ama xabad ma ridaan lkn aqlaal wey kala fog yihiin sbbtoo ah wariye ilaa maamo ayago dilaayo arkee
@senator_farah@AqalkaSare Xil maryan allaha ku sharfo habar yar af somali kusoo gudbi qoraaladada waan ku taageernaa waana ku jecel nahay hadaa nahay dhalinyarada muqdisho runta aad ka hadasho dartedaan kugu faanaaa si aan kula socono af kaaga hooyo ku hadal mahadsanid habaryar