Thank you to all of you for your unwavering support : we made it together . I am humbled and overwhelmed
May God help me to serve the continent and our African peoples .
𝐉𝐔𝐁𝐀𝐋𝐀𝐍𝐃 𝐆𝐎𝐎𝐑𝐌𝐄𝐄𝐘 𝐆𝐔𝐃���𝐘𝐒𝐀𝐀 𝐀𝐁𝐀𝐀𝐋𝐊𝐈𝐈 𝐏𝐔𝐍𝐓𝐋𝐀𝐍𝐃?
Puntland abaal siyaasadeed oo aan la soo koobi karin bey ku leedahay Jubaland. Waa mar ay jiritaan ahaan u difaacdo muddo xileedkii hore ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo mar ay siyaasad ahaan u badbaadiso muddo xileedkii Madaxweyne Farmaajo.
Taas caksigeeda waxaa qormaysa taariikh filan-waa ah, iyadoo maamulka Jubaland uu hayo xilka Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada, ayay Puntland dareemeysaa faquuq iyo fogayn kaga imanaya dhanka Dowlada Federaalka.
Waxaa la hadal hayaa in Madaxweyne Madoobe shirka madasha kaga khudbeeyey in Punland la’aanteed aanan go’aanno masiiri ah la gaari karin. Haddii ay dhab ka tahay oo uu Puntland u abaal gudayo iyo haddii uu hadal hayn kaliya uga dan lahaa, waxaa laga ogaan doonaa war murtiyeedka shirka laga soo saari doono.
We're now in Kismyo, Somalia for our 2nd workshop with CSOs on raising awareness and knowledge on digital remittances and financial inclusion. Very motivated participants and a pleasure to work with! @ACP_EU_Action@ion@Samuel_Hall_
SHACAB DHAN-WAKBA KA DULMAN:SHACABKEENA ALLAHA U HIILLIYO.
Maalmihii lasoo dhaafay waxaan si hoose u eegayey dareenka Shacabkeena qaaliga ah ee dhan walba ka dulman.
Waxaan si mug iyo miisaan leh u eegay Canshuurta shacabka lagu soo rogey oo ah mid si dhab ah u taabanaysa Danyarta oo aan xitaa awoodin in ay noloshooda mareeyaan.
Waxaan aad iyo aad ugu xumahay in Shacab aan haysan Caafimaad,Waxbarasho iyo cunta maanta lagu soo rogo CANSHUUR sharci darro ah oo aan aaminsanahay in dad gaar ah lagu naas-nuujinayo.
Waxaa ceeb iyo sharaf dhac ku ah Dowladda,gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda @MoF_Somalia in ay isu beddasho DHIIG MIIRATO-waa taariikh mugdi ah iyo dhaqan aan Soomaalida iyo Dowladnimada astaan fiican u ahayn.
Anigoo mar walba eegaya baahida iyo xuquuqda shacabka Soomaaliyeed waxaan Madaxda sare ee Qaranka ugu baaqayaa in ay joojiyaan Canshuurta Dulmiga ah ee shacabka dhibban lagu soo rogey.
Gaar ahaan waxaan baaq halkan ugu soo gudbinayaa Guddiga Maaliyadda ee labada Gole @AqalkaSare@Golaha_shac_JFS in ay si degdeg ah arrinkaan u soo farageliyaan,si loo bedbaadsho Shacabkeena dulman.
Waxaan Xildhibaanada sharafta leh ku boorrinayaa in aynu u midowno soo afjaridda Canshuurta Dulmiga qaawan ah maaddaama aynu nahay Hay'addii Sharci Dejinta.
XILDHIBAAN XAQIIQADA OGOW OO XEERI NOLASHA SHACABKAAGA.
The construction of the Dhobley road is still going on. I expect it to be finish the next upcoming days, thanks to Dhobley community for their capacity building 👷♀️ 🙏
We congratulate #ONLF on August 15, 2023, for the celebration of the 39th anniversary of the establishment of the #Ogadenia#National#Liberation#Front. We are sending a message of appreciation to the public, especially members and supporters of Ogadenia independence struggle.
Dhoobley waa degmo ku taal gobolka jubbada Hoose Ee u dhaw xadka kiiniya
Waana magalada labaad Ee ugu wayn gobolka jubbada hoose.
Waxayna degmadani Hodan ku tahay biyaha