Sheikh Sharif gave up power peacefully & enabled elections in Mogadishu not Nairobi or Djibouti.
Yet the same man who gained power from that handover tried to assassinate him today in his own house.
Sad. HSM dragged our Somalia into pure darkness, nightmare and betrayal.
Waa xuquuq dastuuri ah iyo xaq madani ah in shacabka Soomaaliyeed ee caasimadda ay dareenkooda ku muujiyaan isku soo bax nabbadeed oo ay ku soo gudbinayaan dareenkooda ku aadan ku takri-falka awooda dowladnimada iyo boobka dhulka danta-guud, taasoo ay u sii dheertahay barakicin iyo tacadiyo joogta ah.
Banaan-baxu waa dhaqan wanaagsan oo ay bulshada ku cabiraan dareenkooda si nabad ah. Waa astaan dimuqraadiyadeed oo la higsanayo, waxaana lagama maarmaan ah in dalkani xaqiijiyo xuquuqdaas si loo dhiso dimuqraadiyad dhab ah.
Waxaan si wayn u bogaadinayaa ciidamada dowlad-goboleedka Jubbaland iyo Ciidanka Qaranka ee Danab oo iyagoo is-kaashanaya si geesinimo leh u fashiliyay duullaankii kooxda argagixisada ee Al-Shabaab ay ku qaaday Jasiiradda Kudhaa ee gobolka Jubbada Hoose.
Howl-galka ay ciidanka qaranka heerarkiisa kala duwan kusoo afjareen kooxdii weerarka ku soo qaaday Kudhaa, wuxuu markhaati u yahay sida ummmada Soomaaliyeed ay uga go'antahay in la soo afjaro kooxaha argagixisada ah ee caadeystay daadinta dhiiga shacabka.
Waxaan Allaah uga baryayayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo geesiyaashii ku dhintay howlgalkaasi, waxaana mar kale ku boorrinayaa ciidamada xoogga dalka qeybahooda kala-duwan inay sii labo-jibaaraan difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
When al-Shabab breaches Godka Jilicoow, NISA’s most fortified site, it exposes the fallacy that Mogadishu is safe
If the intelligence agency can’t secure its own HQ then talking about direct elections in this city isn’t just unrealistic, it’s completely detached from the reality
Soomaaliya markaan waxa ay gaartay heer “haa iyo Maya” dhihi karto.
Dowladda Burundi ayaa ka haraysa howlgalka cusub ee midowga Africa ka dib markii la isku qabtay tirada ciidanka ka imaanaya Burund.
Ilo wareedyo ka tirsan dowladda ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaliya Burund ku wargalisay in ay soo dirsadaan 1000 askari balse ay diiday oo ay sheegtay in ay soo dirayso 2000. Ka dib waxaa la isku raacay in Burund meesha laga saaro.
La soco dhawaan sheekooyin xiisa leh.
Guided by the visionary leadership of President Hassan, the nation is forging a transformative path toward exceptional progress, underpinned by well-crafted policies, strategic foresight, resilience, prosperity, and an elevated standing on the world stage. #Somalia_wins