"Axmed Madoobe iyo Dani marka ay Dibadda aadayaan hub maqaataan laakiin marka looga yeeraay Muqdisho maxaa keenay in ay dhahaan hub ayaan qaadaneynaa" Ugaaska Kumade
@samirasunyar@OGAA_NSHO Dib usoo aqri halkii uu ka yimid dhismahaasi, wacyi la’aanta ayaa sababtay in kuwa badan aysan ogeyn waxbadan, deetana ay iska hadaaqaan!!
Dhibaatooyinka aan ka dhaxalnay duqeymaha diyaaradaha shisheeye Waa in aanad tuuladada Drones kuu duuban karin oo ay dadku barakacayaan markiiba la arko….
Buugga show your work, cinwaan la yiraahdo (read obituaries) ayaan ka aqriyay. waxa uu ka sheekeynayaa in ay aad u fiican tahay in aad aqriso taariikh nololeedka qof dhintay (OBITUARIES). si buu leeyahay qoraagu aad waqtigaga ugu xisaabtanto kagna faa'ideysato.
I asked myself: What are some of the secrets of success in life? I found the answer right there in my very room. The Fan said - Be cool. The Roof said - Aim high. The Window said - See the world. The Clock said - Every minute is precious. The Mirror said - Reflect before you act.