@libaancilmi Mudane Farmaajo ma shaqsi leysku xuuxiyaa, maxaa ka galey muranka Xasan iyo Axmed Madoobe ka dhex aloosan? Miyaaney heshiis ku aheyn in la rido Mudane Farmaajo?
Waxaan ka baqayaa in lagu arko adigoo waxwalboo kugu dhaca leh "Farmaajo ayaa ka dambeeya"!
@FaqiAlis Members of the Parlament are responsible for all negative actions hapening in the Somali Federal Republic. They must have to change their behaviour and take their responsibility.
@FaqiAlis Luqadda Ummadda Soomaaliyeed haddii aadan wax ku qoreyn waa iga su'aale yaad u rabtaa uney fahmaan oo aad u dhambaal direysaa, mise waxaad u xiise qabtaa xilligii musuqmaasuqa ee aanu afka ummaddeenu ahey qoraal?
Xildhibaan ka xishoo sharafta ummaddeena.
@FaqiAlis Soomaaliya luqad ma leh miyaa? Haddii tooda wax lagu qoro dadkeedu ma fahmayaan miyaa? Yey la hadlayaan kuwa Soomaalida wax ugu qora luqad qalaad halkii ey tooda ugu qori lahaayeen?
Ummaddan la nacsii Dalkooda, taariikhdooda, luqaddooda, dhogortooda iyo dhaqankoodaba!