@mahadsalad Inaa lillah wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariisto Marxuumada qabriga Allaha u waasiciyo janatul fardows aclaa allaha ugu bishaareeyo samir iyo iimaan Allaha naga wada siiyo dhamaanteen gaar ahaan Dayax dal nuurshe iyo ehelka iyo qaraabada ay ka baxday marxuumadu.
@SumayaMarwo 2025ka kheyr kiisa Allaha na soo xijiyo shartiisana Allaha na dhaafiyo, Suhaiba Adigana waxaan kuu rajeynayaa nolol wacan iyo farxad waarta.