Farmaajo si qaawan ayuu caawa u weeraray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna yidhi;
“Xasan siyaasadda arrimaha gudaha waxba kama yaqaan, mid dibadda ahna waxba kama yaqaan.”
Isagoo sii wata hadalkiisa ayuu yidhi;
“Xasan waa nin laba dal oo is haya maalinba mid la jooga. Sidaas markaad noqotana sumcad yeelan maysid, haddii aad sumcad la’aan noqotana dalkaaga ayaad bilaa sumcad ka dhigaysaa…”
Mohamed Yusuf Bakayle.