๐ Congratulations to @Abdalle_A_Munin, WLC member, on his well-deserved nomination for the @AllardPrize for International Integrity!
This recognition honors his unwavering fight for press freedom and the protection of human rights in Somalia.
Your courage and dedication continue to inspire us all!
Fartuun: xuquuqul insaanka wuxuu muhiim iigu yahay ka bani'aโฆ See more
Fartuun oo #Baydhabo_Janaay ku nool: xuquuqul insaanka wuxuu muhiim iigu yahay ka bani'aadam ahaan iyo ka haween ahaan
See less
Faadumo Cali Iimaan oo ka tirsan Hay'adda Horumarinta Xuquuqda Gabdhaha oo ku sugan #Baydhabo_Janaay ayaa faahfaahin qiimo badan ka bixisay fahamka ku saabsan xuquuqul insaanka.
#Baraarug#Haweenka#Dhallinyarada
See less
Awoowe Xasan Jimcaale Gelyac, Allah (SWT) ha unaxariisto qabrigana ha u waasiciyo, kitaabkiisana midigta haka siiyo, jannadiisana ha ka waraabiyi
Samir iyo iimaan alle hanaga siiyo, gadaashiisna Alle nama fidbeeyo.
Suuqa Fadhisame ee magaalada Boosaaso ayaa maanta gubtay waxaana soo gaaray qasaare xoog badan.
Walaalaheenna reer Boosaaso Alle ha u gargaaro dhibaato ayaa gaartee.
Diyaarad maanta ku qallibantay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxaa ka dhashay dhaawacyo.
Alle ha caafiyo inti ku dhaawacantahay, Ganacsatadii diyaaraddana Alle ha u saqiro dhibaatadi gaartay.